Category Archives: blogyada

(AfSoomaali) Dib u Eegid Qaxooti: Dib ugu fikirid Qaxa iyo Hijrada la isku Qasbay & Qaxootiyadii Qarnigii 21aad

Waxaa inoo sharaf ah ninaannu ku barno juska labaad (Refugee Review: Re-conceptualizing Forced Migration & Refugees in the 21st Century), haleelitaanka furan, cilmiyo badan oo isku sami ah, isku dhaf warbaahineed, iyo maqaallo joornaallo ooy isla eegeen kuwa aqoon simani (ESPMI Network). Waan ku faraxsanahay inaan awoodnay inaan kula qaybsano dabaacad kale oo ay ka buuxaan maqaallo, xoogaa fikrado ah, warbixino hawleed, wada hadallo, iyo waraysiyo kuwaas oo wada khuseeya maadooyin adag oo ka imaanaya aqoonyahano soo baxaya iyo hawlgaayaal ka kala socda daafaha dunida.

Si aad u furato qaybta shabakadda joornaalka, fadlan riix halkan here.

Si aad usoo degsato khadka kugu xiraya qormada PDF, fadlan riix halkan here. Waxaan ku faraxsanahay inaan tan kuu soo gudbino, waxaan rajaynaynaa inaad adiguna tan sii aad ah ugu sii faafin doonto liiska taxakan, jaamacaddaada, ururada, dadka aad wada shaqaysaan, iyo ciddii kale eed is leedahay way ka faaiidaysan karaan daabacaaddaan.

Fadlan naga la soco halkaan wixii hawl bilioh ah ee dambe!

Wanaag bana kuu rajaynaynaa,
Petra Molnar and Brittany Wheeler
Co-Coordinators, ESPMI Network

Waxaad naga heli kartaa shabakadda: http://espminetwork.com ama email ka refugeereview@gmail.com. Noo sii raac Twitter @ESPMINetwork.

Abaabulka cilmi-baarista qaxootiga

Shabakadda cilmi-baarista ee qaxootiga (RRN) ayaa loo abuuray si loo abaabulocilmi baarayaal Canadian iyo kuwo caalami iyo abaabulka xaruun cilmi-baaris oo go’aankeeda yahay daraaseeynta cilmiga qaxootiga iyo barakacayaasha. Intaa waxa dheer in laga qeyb geliyo sharci-dejiyayaasha iyo dadka xirfadooda tahay tacliinta qaxotiga si xal loogu raadiyo dhibaatooyiinka qaxootiga iyo dadka la bara kiciyay.  Dadaalkaan waxuu ku dhisanyahay dadal hore loogu jiray oo  lagu hagaajin rabay shabakada cilmi baarayaal oo caalami ah oo taqasus kooda yahay daraasada qaxootiga iyo barakacayaasha oo aay maalgelin jirta hay’ad Canadian ah SSHRC qeybteed waxbarashada

 

Xaruunta cilmi-baarista qaxootiga ee jaamacada York University  ayaa 2004tii abaabushay kooxdu cilmi-baarista qaxootiga iyadoo maalgelin kaheleyso SSHRC. Wejiga ugu horeeyay ee mashruucan, waxaan diirada saarnay abuurista xiriir kadhaxeeyo cilmi baarayaasha kunool wadanka Canada, hagaajinay mabaadi’da kooxda iyo hagaajinta ajendaha cilmi baarayaasha anagoo kaashaneeyno asxaabta shaqaalaha bulshada iyo kuwa ururada aanan dawliga aheyn. Aqoonyahano, sharci-dejiyayaal, iyo xirfadlayaasha qaxootiga ayan tashi kula yeelanay magaalooyiinka Montreal, Toronto iyo Edmonton. Waxeey noo sheegeen arimaha ugu muhiimsan oo aan cilmi baaris ku sameeyn laheyn. Waxaan go’aaminay kooxahaasi iney bixiyaan nidaam iyo goobta isugu iman lahaayeen sedex hay’ad: NGOyaal Canadian iyo kuwa caalami ah, wada-hawlgalayaasha NGOda, iyo sharci hagaajiyayaasha dowlada. Is dex galkaan ama iskutallaabta qeeybaha aan sheegnay waxaay suura glinayaan arimaha lasoo bandhigo ineey quseeyaan qaxootiga, in xiriirka uu dheerado iyo war is weedaarsigana uu fududaado. Waxaan go’aansanay in kooxaha loo qeeybiyo ayadoo la beegsanaayo qibradooda ku aadan cilmi-baarista qaxootiga iyo barakacayasha, kashaqeynta ama xirfada sharci-dejinta si looga jawaabo fikradaha cusub ee aay soo hindiseen cilmi baarayaasha. kooxaha waxa aay u habeeysanyihiin qaab lagu  aqoonsado beelahakala duwan ee cilmi-baarista qaxootiga ee kusaleeysan  Kanada laakiin gaaraanadduunka oo dhan.

 

 

Waxaan diyaarinaya arima xasaasi u ah aqoonsashada marxaladaha kaladuwan ee waaya aragnimada qaxootiga (waxaa ka mid ah inteysan soo socdaaleeynin/qixin, socdaalka/qixitaanka, iyo kadib markeey soo socdeen/qexeen) oo aay weheliyaan arimo kaleeto oo muhiim u ah arrimah la xiriira waayo aragnimada qaxootiga (barakaca iyo ilaalinta, caafimaadka iyo bogsashada, iyo wakiilnimo, bulshada iyoaqoonsiga). Warqad fikrad ah “Iskutillaabta waaxaha kala duwan ee ajendaha cilmi baarista ku aadan qaxootiga iyo barakacayaasha” ayaa loo soo gudbiyaya SSHRC bishii tobonaad ee 2005 waxaanad ka heli kartaawww.yorku.ca/crs/research/refugeeresearchreportxiriiriyaha waa bananka .

 

Xiliga deyrta 2005ta,  maalgelin cusub ayaan ka helnay SSHRC Cluster Interim Program. Maalgelintaan waxaa loo isticmaalay xoogeeynta kooxaha, daka naga saacideeyo cilmi barista iyo adkeeynta war faafiska.  Waxaan aas aasasnay urur cusub oo cilmi baarayaal Kanadiyaan ah, siyaasad dejiyayaaal, iyo xirfadlayaal cusub oo ka shaqeeya qaxootiga iyo barakacayaasha. Waxaan suubinaya liis cilmi baarayaal waqti yar gudahiisana waxaa ka qeeyb ahaa in kabadan 140 qof oo kukala nool Kanada iyo aduunka kale dacaladiisa. Waxaa adkaaday xiriirka u dhaxeeyo CRS iyo Golaha Kanadiyanka ee Qaxootiga (CCR). CCR waxaay abuurtay gola cilmi baarayaal ah oo saacida kahela aqoonyahana kasocda CRS kuwaasoo kala shaqeeynaya qaabeeynta iyo bandhiga cilmi baarista sanadkiiba laba mar si loo hor mariyo wada hadalka socda.

Bisha June 2006, CRS  waxeey kumartigelisay jaamacada York shirka 10naad eesannadlaha ah ee ururka Caalamiga ah ee cilmi baarista barakacayaasha (IASFM) waxa kaleeto CRS taageero siisay CCR oo martigelineysay xuquuqda caalamiga ee qaxootiga. Labada shir isku waqti ayeey dhaceen si loo balaadhiyo xiriirka iyoisgaarsiinta kadhaxeeysa aqoonyahannada Kanadiyanka ah iyo kuwa caalamiga ee soo buuxdhaafay shirka IASFM iyo shaqaalaha NGOyada oo ka qeyb galayay shirka xuquuqda caalamiga ee qaxootiga. Xiriirka ka dhaxeeya aqoonyahanada Kanadiyaanka iyo kuwa caalamiga iyo ardayda ayaa si weeyn u xoojismay waxaa sidoo kaleeto xoojismay xiriirka u dhaxeeya CRS iyo IASFM. CRS hada waxeey shirkad la tahay IASFM waxaane maamule guud/madaxweeyne ka ah Susan McGrath. Isku-duwaha CRS Michele Millard ay maamushaa boga internetka iyoliistiga emailyada IASFM.

Shirka tobanaad ee IASFM, waxaa lagu casuumay aqoonyahana Kanadiyaan ah iyo kuwa caalami si aay u hagaajiyaan isutaga cilmi-baarayaasha Kanadiyaanka.Jawaabta waxay ahayd mid xamaasad leh. Bishii November ee 2006, Iyada oo taageero kahelayaan SSHRC, qeyb aqoonyahano ah iyo arday ayaa waxa ay aasaaseen isutaga barashada qaxootiga iyo barakaca qasabka ah (CARFMS).

Dhowrkii sano ee la soo dhaafay, RRN waxeey biloowdey ineey dhisto meel cusub oo aay aqoonyahanada , cilmi baarayaasha iyo sharci dejiyaasha eey ku dhalin karaan caqli iyo cilmi cusub iyo ajendooyiin cilmi-baaris. Xiriirka adag u dhexeeya shabakada waxeey suurta gelineeysaa in saameynta iyo dhalinta aqoonta la xoojiyo. Xiriirka shaqsiyaasha iyo ha’adaha Kanadiyaanka iyo kuwa caalamiga ayaa hada kor u kacday. Ururo cusub ayaa soo baxaya sidii: CARFMS, RRN, iyo ururka cilmi baarista qaxootiga ee caalamiga ah.  Mashruucan markuu hir galo, RRN waxaa u fududaan doonta howlgelinta cilmi-baarayaasha kunool wadanka iyo kuwa dibada, waxaa kaloo u fududaanayo hagaajinta kooxda falanqeynta cilmi baaritaanka sharciyada, iyo wareejinta aqoonta degaanka gudihiisa iyo aduunka daafahiisa kale.

How to Respond to the Central American Refugee Crisis

Refugee Crisis and How We Respond:

 

      The recent surge in refugees coming to the United States from Central America, mostly children, has been a topic of much discussion and debate across the country.  An oversimplification of the issue has led to an oversimplification of how to respond, with two distinct “camps” emerging: one epitomized by protesters blocking the road in front of the federal DHS detention facility in Murrieta, California, and the other made up of groups like Border Angels rushing emergency supplies to various overcrowded centers mainly between Texas and California. 

     The media certainly shares the blame, mischaracterizing the refugees as merely an extension of previous waves of economic immigrants.  Those of us closest to the crisis have an obligation, and an opportunity, to explain this unique situation through a two-tiered approach: clarifying the legal status of these refugees as a way to give a fuller and more accurate explanation of who they are and why they are coming, and appealing to people’s compassion.  That will hopefully lead to a more appropriate and charitable response.

First, Remember Why They Came

     There are many reasons people have come to this country over the centuries.  Sometimes it is the pull of what our nation has to offer, and sometimes it is the push of war or violence or famine in the home country.  Make no mistake about the current crisis:  it is not just a quantitative increase in the number of undocumented aliens coming to this country for work or for “a better life.”  The unspeakable horrors of violence sweeping Central America recently, including widespread violence against women and children, is unlike anything that has been seen there in decades.  When the capital of Honduras is second only to Aleppo, Syria in the list of most murders, and when our own State Department declares that violence against women in Guatemala and across Central America has reached war-time levels, you can understand why people are fleeing, or sending their children abroad.  Would you do less for your child if she were statistically more likely to be sexually assaulted than find employment?  We can at least be aware of what conditions are behind the crisis as we formulate a response.  And we can remember that our own law compels us to listen to a refugee’s plight before a decision is made as to whether to allow her to remain here or return.

 

Murrieta Protesters

     I don’t want to give this group of perhaps a few dozen any more attention than they deserve, which is already disproportionate.  But for better or worse, they have become the face of the opposition to the recent influx of mostly Central American children and to their continued housing and care in the United States.  It’s tempting to describe this group, or any group, from the outside looking in.  To refer to the Murietta protesters as ignorant, or organizers of hate rallies, certainly helps frame the issue and your position.  But when you do that, you fall prey to accusations of exaggeration or bias.  It’s a rare case where a group’s own words suffice to describe the group, what they believe, and why you find it objectionable.  Here is one of those rare cases.  From a legal and philosophical point of view, this group undermines itself and paints itself in as bad a light as any of the counter-protesters could ever do.

     To start with, the thousands of undocumented children who have recently surged across the border are not “illegal.”  Why?  Because the acceptance of refugees and their right to petition for asylum or other relief is, quite literally, legal.  Does every single person qualify to remain in the United States?  Certainly not.  But those protesters who invoke the rule of law should perhaps brush up on exactly what the law is.  We as a nation acknowledge our obligation, legal and moral, to not return legitimate refugees to a country where they face persecution, sometimes death.  There is a process that needs to be followed, and that is what is taking place.  And that is the law.  So when a busload of detained aliens meets a crowd of citizens blocking a road and preventing federal agencies from carrying out their duties, only one of the two groups is breaking the law…and it’s not the children on the bus.

     Moving on to what the Murietta protesters say, in words, placards and actions, little commentary is needed.  “Go back to Mexico” being screamed at a bus full of Central American mothers and children.  “No more taxes, no more illegals.”  “You’re not wanted!”  They scream and point at buses as the traumatized faces of 12-year-olds look out.  They rail against “invasion” of their town, despite the fairly ironic reality that the DHS facility provides jobs and revenue to their community, and I’m unaware of any detainees who have seen downtown Murietta unless there is a view from the facility itself.

     Do they have any legitimate reason to express concern over the influx of children from Central America?  Yes, they do.  We all do.  Even if we strip away concern for conditions in the home countries, there is certainly a valid concern for the effect on our U.S. resources, both in the short term (in terms of detention space, supplies, court resources, adjudicators of asylum claims, public health) and the long term (economic impact and other long-term resettlement-related strains).  But those are issues that are dealt with legislatively; through community-based organizing and coordination; by contacting representatives in Washington; and like it or not, by confronting the conditions back where the refugees come from.  Blocking traffic and screaming at buses does nothing.

 

Border Angels

     This group of advocates is fairly small, but similar to the Murietta Protesters’ role on the other side, they have become the face of those who have reacted to the influx of Central American refugees in a very different manner.  Their immediate focus has been on collecting supplies, including diapers and toiletries and clothing, and getting them to the detention facilities that have been hit hard with numbers well beyond their housing capacity.  They ran supply drives including on July 4, disregarding the traditional day off and the call of the beach and barbeque to drive around town picking up boxes and delivering them to DHS facilities, trying to coordinate with government agencies that are not always open to that level of direct involvement with its detainees.  Beyond the specific organization known as Border Angels, this camp is also made of up a large number of community-based non-profits and advocacy groups, and many attorneys offering pro bono consultations and representation for children who have no ability to navigate the complex world of immigration courts and the complex array of federal regulations that will ultimately determine if they will stay in the United States or are returned to their home country.

   Are these advocates naive?  Perhaps.  Having worked with many, I think there is a good deal of naivete, accompanied by an unwillingness to listen to any opposing views or concerns.  That is, perhaps, their greatest weakness, because it provides their opposition with easy talking points and some legitimate claims of being the only realists in the room.  But from my point of view, a certain degree of naivete often makes the best advocates and activists.  Realism can, quite frankly, be a real bummer and a sure way to become disillusioned and overwhelmed.  It’s like that story of the boy throwing starfish back into the water after they were washed up on shore; when a passerby pointed out that there were countless starfish on countless beaches and the boy would never make a difference, the boy just paused and then replied, “But I made a difference to that one.”  We need more boys on the beach, and Mother Teresas in the streets, even if we never help every starfish or bring comfort to every destitute person dying in the street.  That sentiment probably says a bit about my own naive idealism, but I’m fine with that.

   I am sure that there are many people across the country whose views fall somewhere between the two camps described above; either because they don’t fully understand the issue, don’t care about the issue, or just find both to be extreme in their own way. But for now, these have become the faces of the two views on the current crisis.

Choosing Compassion

     Where my loyalties and sympathies lie is not a difficult choice for me.  When the choice is compassion vs. hatred, compassion will always win.  That is the side I will always choose, I hope, whatever the issue.  That is the side that is demanded by my own heritage, my upbringing, my profession and my faith. It is also the side favored by history.

    If some people haven’t decided where they fall yet, I hope compassion leads them to the right decision, for the right reason.

 

 

 

 

Supreme Court of Canada hearing on exclusion from refugee protection on the basis of serious non-political crimes

Very well argued submissions to the Supreme Court of Canada regarding Luis Alberto Hernandez Febles v. Minister of Citizenship and Immigration concerning exclusion from refugee protection on the basis of serious non-political crimes. The CCR, among others, is arguing that Canada has been broadening this exclusion clause that is part of the Convention refugee definition, with the result that refugees are wrongly denied protection, on the basis of crimes that are not very serious.

The video of the hearing can be watched here: http://www.scc-csc.gc.ca/case-dossier/info/webcast-webdiffusion-eng.aspx?cas=35215

Supreme Court’s summary of the case at http://www.scc-csc.gc.ca/case-dossier/info/sum-som-eng.aspx?cas=35215. The arguments of the CCR (and other interveners) are available here: http://www.scc-csc.gc.ca/case-dossier/info/fac-mem-eng.aspx?cas=35215.