Category Archives:

(AfSoomaali) Dib u Eegid Qaxooti: Dib ugu fikirid Qaxa iyo Hijrada la isku Qasbay & Qaxootiyadii Qarnigii 21aad

Waxaa inoo sharaf ah ninaannu ku barno juska labaad (Refugee Review: Re-conceptualizing Forced Migration & Refugees in the 21st Century), haleelitaanka furan, cilmiyo badan oo isku sami ah, isku dhaf warbaahineed, iyo maqaallo joornaallo ooy isla eegeen kuwa aqoon simani (ESPMI Network). Waan ku faraxsanahay inaan awoodnay inaan kula qaybsano dabaacad kale oo ay ka buuxaan maqaallo, xoogaa fikrado ah, warbixino hawleed, wada hadallo, iyo waraysiyo kuwaas oo wada khuseeya maadooyin adag oo ka imaanaya aqoonyahano soo baxaya iyo hawlgaayaal ka kala socda daafaha dunida.

Si aad u furato qaybta shabakadda joornaalka, fadlan riix halkan here.

Si aad usoo degsato khadka kugu xiraya qormada PDF, fadlan riix halkan here. Waxaan ku faraxsanahay inaan tan kuu soo gudbino, waxaan rajaynaynaa inaad adiguna tan sii aad ah ugu sii faafin doonto liiska taxakan, jaamacaddaada, ururada, dadka aad wada shaqaysaan, iyo ciddii kale eed is leedahay way ka faaiidaysan karaan daabacaaddaan.

Fadlan naga la soco halkaan wixii hawl bilioh ah ee dambe!

Wanaag bana kuu rajaynaynaa,
Petra Molnar and Brittany Wheeler
Co-Coordinators, ESPMI Network

Waxaad naga heli kartaa shabakadda: http://espminetwork.com ama email ka refugeereview@gmail.com. Noo sii raac Twitter @ESPMINetwork.